qamarcollege.so
INTERNATIONAL COLLEGE
Ku bilow kaarar waxbarasho iyo layliyo fudud. Kadib tijaabi aqoontaada, heerka aad joogtaba.
Isugeyn, kala-goyn, isku-dhufasho iyo qaybinta tirooyinka.
Jajab, boqolley, isla’egyo fudud iyo bedka.
Aljebra, joomatari, trigonometry iyo functions.
3 kaar iyo 1 layli oo bilaash ah heerkiiba. Ku celi inta aad rabto.
Tusaalooyin bilaash ah
Hal layli oo bilaash ah heerkan.
Ardayda koorsada ku jirta waxay helayaan dhammaan kaararka iyo layliyada, waxayna ku celcelin karaan inta ay rabaan.
Ku biir koorsada QAMAR si aad u hesho dhammaan kaararka iyo layliyo dheeraad ah. Tijaabada hoose waxay ahaanaysaa bilaash.
5 su’aalood, natiijo cad, iyo sharaxaad jawaab kasta.
Bilaash qof walba