qamarcollege.so

ALL COURSES:- HEL DHAMMAAN KOORSOOYINKA

Wishlist Share
SAVE
45.95%

About Bundle

       HORDHAC KOOBAN (All Courses)

Ku soo dhawaada qaybta Dhammaan Koorsooyinka ee website-keena, halkaas oo aan kuugu diyaarinay barnaamijyo waxbarasho oo dhammaystiran oo ku saabsan Xisaabta (Math) iyo Sayniska (Science). Koorsooyinkani waxay iskugu jiraan heerar kala duwan—laga bilaabo aasaaska illaa heerarka sare—waxaana loogu talagalay inay ardayda, dhalinyarada, iyo qof kasta oo raba inuu aqoontiisa kor u qaado ka caawiyaan fahamka xeerarka caalamka iyo xallinta dhibaatooyinka adag.

Haddii aad raadinayso inaad ku xeeldheerato xisaabta, physics-ka, chemistry-ga, ama bayoolajiga, halkan waxaad ka heli doontaa macallimiin khubaro ah, casharo maqal iyo muuqaal ah, iyo tijaabooyin wax ku ool ah. Explor-gari (baar) koorsooyinka hoos ku qoran si aad u bilowdo safarkaaga aqooneed maanta!

 
Show More

What Will You Learn?

  • Dhammaan koorsooyinka college-ka ka baxa ayaad halkaan ka heli doontaa.