qamarcollege.so

All PRIMARY MATH LEVELS

Wishlist Share
SAVE
$45

About Bundle

Halkan waa hordhac iyo sharaxaad kooban oo ku saabsan heerarka xisaabta ee dugsiga hoose/dhexe (Primary Math Levels), laga bilaabo fasalka 1-aad ilaa fasalka 8-aad oo lagu qoray Afka ingiriisiga, laguna sharxay Afka Soomaaliga.:
1. Heerka Hoose (Lower Primary: Fasallada 1aad – 4aad)

Heerkan waxaa diiradda lagu saaraa dhisidda aasaaska xisaabta iyo barashada lambarada basic-ga ah.

  • Fasalka 1aad: Barashada tirinta lambarada (1-1,000), isku-darka iyo kala-goynta fudud, iyo aqoonsiga qaababka aasaasiga ah (sida goobada iyo labajibbaaranaha).

  • Fasalka 2aad: Isku-darka iyo ka-goynta lambaradagosadka lambarada badan ka kooban, hordhaca ku-dhufashada fudud.

  • Fasalka 3aad: Barashada shaxda ku-dhufashada (Multiplication tables) oo si fudud laguugu sharaxay, qaybinta fudud, iyo fahamka jajabka (Fractions) ee aasaasiga ah.

  • Fasalka 4aad: Ku-dhufashada iyo qaybinta lambarada waaweyn, xallinta mas’alooyinka (Word problems), iyo barashada cabbirada ( dhererka, miisaanka, iyo mugga).

2. Heerka Sare (Upper Primary / Middle School: Fasallada 5aad – 8aad)

Heerkan waxaa lagu bartaa xisaab aad u sarraysa oo ardayga u diyaarinaysa dugsiga sare.

  • Fasalka 5aad: Barashada jajabka tobanlaha (Decimals), boqolleyda (Percentages), iyo xisaabinta Bedka (Area) iyo Wareegga (Perimeter) ee qaababka joomateriga.

  • Fasalka 6aad: Barashada saamiga iyo saami galka  (Ratio & Proportion), lambarada taban (Negative numbers), iyo hordhaca aljabra (Algebra) ee isticmaasha xarfaha sida x iyo y.

  • Fasalka 7aad: Xallinta isla’egyada aljabrada (Algebraic equations), falanqaynta xogta (Averages, Median, Mode), iyo barashada xaglaha joomateriga.

  • Fasalka 8aad: Barashada Joomateriga adag (Pythagoras’ Theorem), xisaabinta mugga (Volume) ee foomamka 3D-ga ah, iyo u diyaargarowga xisaabta adag ee dugsiga sare.

 
Show More

What Will You Learn?

  • All lower and upper primary math lessons