MATHS, LEVEL 04:

MATH LEVEL 04: Kusoo dhawaada MATH LEVEL 04 ee koorsadeena xisaabta heerka afaraad. Casharadaan waxaa loogu talagalay in si fudud oo hufan loogu sharxo saddexda cutub ee hoos ku xusan. Hoos ka eeg dulmarka casharrada aad ku baran doonto heerkaan: 📊…